Nøgleord på siden:
Klik på ’Tilføj’ for at skrive det nøgleord, som du vil tilføje til siden. Du kan tilføje ét ord eller et samlet udtryk ad gangen.
Klik på ’Se’ for at se, hvilke nøgleord andre brugere har tilknyttet til denne side. Klikker du på et bestemt nøgleord, vil du få en liste over de sider, hvor netop dette nøgleord findes.
Klik på ’Find’ for at komme til en oversigt over alle nøgleord (tagcloud).
Ku soo dhawow bogga intarnetka ee la dagaalanka kansarka oo loogu talagalay ajinebiga aan asalkoodu ahayn dheenish. Boggan waxaad ka heli kartaa arrimo ay ka mid yihiin astaamaha kansarka iyo sida looga hortago. Waxaa kaloo aad ka akhrisan kartaa kana soo qaadan kartaa qoraaladayada kooban iyo warbixinahayaga.
Qoraalka kooban oo ku saabsan astaamaha kansarka
Had iyo jeer qaar badan oo leh astaamaha kansarka ayaa goor danbe u tago dhakhtarka. Qoraalka xaashiyahan koobani waxay tilmaamayaan astaamaha ugu caansan ee kansarka. Marba marka ka horraysa ee la ogaado kansarka, ayey ka badan tahay in si wanaagsan loo daweeyo cudurka iyo fursadda lagaga bogsan karo.
Top
For further information, please contact:
Ann-Britt Kvernrød abk@cancer.dk
Sidst ændret: 01-07-2011
Nøgleord på siden: